11 Modules

Somali: 3. Fahanka ilmahaaga (Understanding your child)

Get started
 

Wax ku saabsan cashirkan

'Fahamka ilmahaaga' waa cashir onlayn ah oo loogu talagalay dhammaan waalidiinta, ayeeyooyinka iyo awoowyaasha iyo daryeelayaasha carruurta da'doodu tahay 0-18 sano. Cashirkani waa mid la dhex guusayo aqoonta. Wuxuu horumariyaa qaabka loo eego waxyaabaha ka caawin doona xaaladaha badankood lagu jiro.

CanParent_Quality MarkCasharkan waxaa ku jira waxyaabo aad ku kalsoonaan kartid. Waxaa qorey dhakhaatiirta cilmu-nafsiga, dhakhaatiirta cilminafsiga carruurta iyo xirfadleyaal kale oo caafimaad ah oo ka tirsan kooxda Solihull Approach team. Sidoo kale waxaa la gudoonsiiyay astaamaha tayada waalidnimada (CANparent Quality Mark) ee Dowlada UK.

Waxaa jira 11 qaybood oo qaata qiyaastii 20 daqiiqo midkiiba in la dhammaystiro. Waxaa jira waxqabadyo isdhaxgal ah, su'aalo, iyo Muuqaalo yar yar oo caawiya wax barashada.


Teacher

John Doe
John is the WordPress teacher at College Name. He has an extensive background in web design and WordPress education, having taught and help run college and high school web programs. You can often find him attending and speaking at local WordCamp meetups.